16th April 2024  admin  Category :

Dawladda Farmaajo ayaa Caawa sheegtay in ” Sanaag Bari ku qanacsan yihiin inay Somaliland la go’aan. Shirkii Beelaha Hawiye iyo Dirta uga socday dalka  Jabuuti ayaa Caawa Raisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed wuxuu ku dhiiraday inuu ku dhawaaqo erey edeb darao ah oo ay  Siyaasiyiinta Isaaq isricmaalaan kaas oo ah “Sanaag Bari”, Soomaaliya 18 gobol ayeey ka kooban tahay, ma jiro gobol la yiraahdo Sanaag bari

Sheekada amaanta Heritage, wax kama jiraan, Shirkan Isaaq ayaa maalgeliyey, Heritage Murursade iyo Leelkase ayaa ku shuraako a

Ma is waydiisay waxaan Qof Daarood uuna uga hadlin mar kale  Sababtu waa  Ma joogaan aan ka ahayn Wiilasha Leelkase ee lagu awrkacsanayo

https://allsanaag.com/gobolka-sanaag-2/

Image may contain: 4 people, people sitting, table and indoor

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*