7th September 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo caawa ka qeybgalay xaflad soo dhoweyn ah oo loogu sameeyay Baydhabo, ayaa bulshada la wadaagay kulamadii uu la yeeshay Madaxda Koonfur Galbeed iyo waxyaabaha ay isla gaareen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*