28th March 2024  admin  Category :

Saldhigyadii argagixisada  SNM ee  magaalada Laascaanood ayaa  Daraawiishtu caawa duqaysay

Magaalada laascaanood caawa Ciidamada Daraawiishta Danab oo Ku Hubaysan Baasuukayaal iyo Qoryo Culculus oo Caawa weerar Ku Qaaday Magaalada Laascaanood iyo Saldhigyo Ay lahaayeen  argagixisada SNM,  halkaas oo ay ku Gubeen Baabuur uu lahaa Sarkaal ka tirsan Malayshiyaadka Soomalidiidka. Sida la xaqiijiyey  Khasaara badan ayaa soo gaaray Malayshiyaadka SNM ee ay wada shaqayntu ka dhaxayso alshabaab

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*