16th September 2024  admin  Category :

Xilalka Agaasimayaasha guud ee wasaaraddaha Federaalka Soomaaliya.

1. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista ( Hawiye Abgaal )

2. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Amniga ( Hawiye Abgaal )

3. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha ( Hawiye Abgaal )

4. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dekeddaha ( Hawiye Abgaal )

5. Agaasimaha Bangiga Horumarinta ( Hawiye Abgaal )

6. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibbada ( Hawiye Habargidir )

7. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka ( Hawiye Habargidir)

8. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada ( Hawiye Habargidir )

9. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha ( Hawiye Habargidir )

10. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Kaluumaysiga ( Hawiye Ujeejeen )

11. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta ( Hawiye Murursade )

12. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga ( Hawiye Jajeele )

13. Agaasimaha guud ee Wasaaradda howlaha guud ( Hawiye Gaaljecal )

14. Agaasimaha Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ( Hawiye Shiikhaal Looboge )

15. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Bataroolka ( Daarood Mareexaan )

16. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga ( Daarood Mareexaan )

17. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyada ( Daarood Dhulbahante)

17. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ciyaaraha ( Daarood Dhulbahante)

18. Agaasimaha Wasaaradda Deegaanka ( Daarood Majeerteen )

19. Agaaaimaha National ID( Daarood Majeerteen )

20. Agaasimaha Biyaha iyo Tamarta ( Daarood Ogaadeen )

21. Agaasimaha guud ee Wasaaradda ICT ( Daarood Ogaadee )

22. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta ( Beesha Digil iyo Mirifle )

23. Agaasimaha guud ee Xafiiska Raysal-Wasaaradda ( Beesha Shanaad )

24. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaalada iyo Dastuurka ( Dir Isaaq )

25. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta ( Dir Isaaq )

26. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka ( Dir Qubays )

26. Agaasimaha guud Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ( Digil iyo Mirifle )

28. Agaasimaha Madaxtooyada ( Digil iyo Mirifle ) FG: Dowlada Soomaaliya ee inoo dhisan waxaa lagu dhisay saami qeyb qabiil oo Barlamaankeena ayaaba ku dhisan. Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya waxaa la gudboon in ay dib u eegis ku sameeyaan sida loo hayo xilalka Agaasimayaasha guud ugu yaraan wax weyn laga badalo. Waxa aynu ka hadlayno ma aha bakhaar amase dukaan qof lee yahay iyo Shirkad waa dowladnimo Soomaaliyeed. Sakariye Maxamed Isticmaar Mahadsanidin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*