26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha maamulka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Kismaayo ka daahfuray shirka wasiirada Maaliyada dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah kaasi oo diirada lagu saarayo maaraynta maaliyada dalka iyo hanaanka dayn cafinta Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*