26th April 2024  admin  Category :

Talafishanka CBC wuxuu xaqiijiyey in Alek Minassian, oo  25 jir ah degana  Richmond Hill, Ontario uu ahaa ninka loo malaynayo inuu gaariga dadka dilay waday

Sagaal qof ayaa dhintay lix iyo tobon kalena  waa ku  dhaawacmeen, ka dib markii gaari xawaare ku soconaya  uu ku jiiray dad marayey jidka mashquuklka ah ee Yonge Street and Finch Avenue.

Hal qof ayaa loo xiray arintan.  Talafishanka CBC wuxuu xaqiijiyey in Alek Minassian, oo  25- degana  Richmond Hill uu ahaa ninka loo malaynayo inuu gaariga dadka dilay waday

CBC News has confirmed that Alek Minassian, a 25-year-old Richmond Hill, Ont., man, is the alleged driver in the attack. His LinkedIn profile identifies him as a student at Seneca College.

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*