![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2021/06/203298619_4167263940021020_5667826265077413301_n-2-624x416.jpg)
13th February 2025 admin Category :
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya usoo magacowday Soomaaliya Cabdifataax Cabdullaahi Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo.
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2021/06/202752166_4167263783354369_8642023460781210573_n.jpg)