26th July 2024  admin  Category :

sadex oo  qof oo kale, oo ka soo jeeda Beesha Warsangeli ayaa lagu dilay degaankooda ay qarniyada ku noolaayeen ee Buuraha Calmadow.

Isbahaysiga xooga ku haysata Buuraha Calmadow,  , ayaa waxay galabta waddada u galeen gaari  ku sii jeeday Buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari.

Gaarigan  ka amba baxay dhinaca Magaalada Boosaaso, ayaa casar liqii galabta la kulmay weerar gaadmo ahaa, kaasoo sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawacba.

Waxaa la xaqiijiyay dhimashada sadex qof oo ka soo jeeda beesha Warsangeli ,  hooyo ka soo jeeda beesha Dhulbahante  iyo dhaawac shan ah.

Ibahaysigan  xasuuqa ka wada buuraha calmadow,  ayaa isugu jira Dad qalatooyin  ka kala  yimid Konfurta Soomaaliya, kuwa ka soo jeeda beelaha Isaaq oo u badan madaxda Isbahaysiga  iyo qaar ka mid ah beelaha dega gobolka Bari, oo  aaminsan in haddii labada kooxood oo hore ay ka  bara kiciyaan Beesha warsangeli Buuraha Calmadow in  in iyagu degaanka u hari doonaan.

Haddii aad ka xumaatay in wiil Beer, Buula barde iyo Burco ka yimid  uu xasuuq ka gaysto buulaha Calmadow. Taageer ururka Sanaag, Sool iyo Bari SSB, oo loo asaasay inuu la dagaalamo argagixisada Dadqalatooyinka ah

ALLSNAAG.Com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*