
16th November 2025 admin Category :
M. Culusoow oo aaminsan inuu ka guulaystay Puntland ayaa markan doonaya inuu beelaha Daarood ee dega JUbbaland uu madaxa isugu dhufto
Cabdirashiid Janan oo ah Mooryaan ka caan baxay Jubaland, oo madaxweyne farmaajo Farmaajo ioray u xiray ayaa loo magcaabay
Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Cabdirashiid Janan) ayaa loo magacaabay Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (HSNQ) ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland, ahna Madaxa Guud ee Hay’adaha Amniga ee Gobolka Gedo.
Xasan Culusoow, oo kua jira dagaal aan gabasho lahayn, oo dhamaan qpdabaddii dastuurka ee lagu heshiisanaa wada tuuray, dhowaana iska hor keenay beelihii wada dhistay Puntland., Isaga oo wasiirkiisii arimaha gudaha labaatan cisho u jooga magaalada laascaanod siddii loo waayi lahaa Puntland.
Cuna qabatayntii dhaqaale, ee Hawiye Acrion Group ku hayeen Puntland dagaalkii ay dhowaan Puntlantland ku soo qaadeen oo ay u kala qaybinayeen lbeelihii wada dhistay , ayaa kooxdaas waxay hadda ku dhiiradeen in beelaha Daaro0d ii Jubbaland ay Fidno ka dhex abuuraan iyaga oo sidii Firdhiye doonaya inay u isticmaalaan







