26th April 2024  admin  Category :

Geel jire Sucuudiyaan ah oo Hashiissii la soo galay  “Mall” si uu SIM card u iibsado

Geeljire Sacuudiyaan ah oo  u baahday SIM card uu   telefooniisa gashado,  ayaa Hashiisii u soo kaxaystay Suuq weyn “Mall” ee xaafadda Jasmine  ee magaalada Riyadh.

Waardiyihii Dukaamada ilaalinayey ayaa ka codsaday Geel jirahay  inuu hashiisa dibadda ku soo dabro, laakiinse Geeljiruhu waa ka diiday

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*