26th July 2024  admin  Category :

Sacuudiga oo diyaarinaya Warbixin ay ku qiranayaan inay dileen  Jamal Khashoggi’s , dawladda  Soomaalida oo horay u rumaysan waayey Turkiga maxay ku jawaabi doonaan marka Reer Alsacuud qirtaan inay dileen Jamaal

Sacuudigu waxay diyaarinayaan warbixin ay ku qiranayaan  in  dhimashaddii Weriyihii Sacuudiga  ee Jamal Khashoggi  ahayd denbi baaristii lagyu samaynayey  oo u dhacday si aan la filanayn taasina ay sababatay dhimashadiisa, markii la doonayey in laga soo afduubo dalka Turkiga. Dalka arinta samaeeyana ayna la tashan madaxda sare

Labo xogood oo ay soo xigatay Talafisjanka CNN ayaa mid ka mid ah waxay sheeggaysaa in la diley Khashoggi,balse dilkiisa uu ahaa mid aan lagu talogalin balse markii su’aalo la weydiiyay uu la dagaalamay xubno ka tirsan sirdoonka Sacudi Carabiya.

Xogta kale ayaa waxay sheegaysaa in warbixinta uu Suxuudigu soo saari doonto ay tahay mid taxadir ku jiro oo weli la diyaarinayo oo wax iska bedeli karaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*