12th February 2025  admin  Category :

Maamul Puntland ayaa maanta sheegay in duqaymo ay ciidamada Maraykanku ka fuliyeen buuraleyda Golis ay ku dileen xubno muhiim ah oo ka tirsan kooxda Daacish. Duqeynta waxaa amray madaxweynaha Maraykanka Donald Trump.Hadaba Falastin Ahmed Iman ayaa duqeymahaas iyo khasaaraha ka dhashey ka wareysatey Afhayeenka ciidmada la dagaalanka Argagixisada ee Hilaac ee Puntland General Mohamud Ahmed duqeymahaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*