8th September 2024  admin  Category :

Cadawga ugu xun ee dalka Soomaaliya maanta ka jiraa waa argaggixisada shayaadiinta ah kuwaas oo qaraxyada ay dalka ka geeystaan saameeyn ku yeesha dadka iyo buruburka hantida shacabka.

Intii Soomaaliya ay jirtay ma jiro cadaw la mid ah argaggixisada, qarax kasta oo ay geeystaana waxa ku dhinta dad bulshada Soomaaliyeed muhiim u ah, waxaana qooysas badan ay noqdaan agoomo ama rajay.

Hase ahaatee, cadawgan dadkii dhameeyey dadka wax dhib kuma hayaan. Haddii laba qabiil ay is disho inta badan dadka waxa ay soo gurtaan qoryahooda, waxeey ku bixiyaan lacag, balse cadawga shayaadiinta ah ee dadkii iyo hantidiiba dhameeyey lama rabbo in la soo afjaro. Hadaba, qaraxii Kismaayo ka dhacay saameeynta uu yeeshay inta uu le’eg yahay fadlan hoos ka daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*