![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2018/12/baydha-624x468.jpg)
25th January 2025 admin Category :
Xarunta Tallo soo Jeedinta ayaa wallaac ka muujiyey dib u dhaca mar walba ku yimid doorashadii Koonfur Galbeed. Dawladda Federaalka ayaa ku sammeeysay Maamulka Koonfur Galbeed faragellin toos ah, iyadoona ku bixisay lacagtii yareed ee caalamka ka timid, hubkii iyo ciidankii.
Allsanaag.com