28th March 2024  admin  Category :

Wafti ay hogaaminayso Nadiifo Cali Faarax oo  aad loogu xasuusto doodii caanka ahayd  ee ay la gashay AbwaanadaSoomaaliyeed  Muna Axmed cabdale Diyaano ayaa la kulmay Raiswasaaraha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, oo ku sugan magaalada Brussels ee dalka Belgium, ayaa kulamo kala duwan la qaatay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee qaaradda Yurub.

Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa masuuliyiinta ka socotay qaar kamid ah jaaliyadaha Soomaaliya ee dalalka Yurub waxa uu la yeeshay kulamo kala duwan iyada oo qodobada looga hadlay ay u badnaayeen is xog-wareysi iyo sida Qurba-joogtu ay uga qeyb qaadan karaan horumarka balaaran ee ka socda gudaha dalka Soomaaliya.

Cabdulqaadir Nadaara oo ah   La-Taliyaha Raiisul Wasaraha Soomaaliya   Dhinaca Warbaahinta ayaa doodan horay u qabtay, welina dhaqankiisii sii wata

via ytCropper

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*