27th July 2024  admin  Category :

Batuulo Axmed Gabale oo  hordhac u ah waftiga RW Kheyre ayaa soo gaartay Garowe

Magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa maanta gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayso Guddoomiyaha ururka haweenka Somaliyeed Batuulo Axmed Gabale ,iyado ay hordhac u tahay wafdi uu hogaaminayo Ra’iiusl wasaare Xasan Cali Khayre oo Garoowe ku wajahan.

Wafdiga RW khayre ayaa malmaha soo socda Kaso dagi doona Caasimadda Puntland ee Garoowe,waxaana wararka Radio daljir helayo sheegayan in uu dhagax dhigi doono dekadda Garacad oo dhawaan dhismaheedu bilaaban doono.

Batuulo Axmed Gabale oo Warbaahinta kula hadashay Garoowe ayaa ka hadashay safarkooda Garoowe iyo waxyaabaha uu ku wajahanyahay.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*