18th May 2024  admin  Category :

Hogaamiyaasha beelaha Harti oo ku kulmay dalka Jabuuti

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Qado sharaf isaga iyo wafdigiisa uu u sameeyay Ra’iisalwasaaraha dalka Jabuuti Mudane Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, oo ka soo jeeda beesha Warsangeli

Munaasabadda qadada ah waxaa ka qeybgalay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ee dalka Jabuuti iyo Wafdiga Madaxweynaha Puntland oo isugu jira Wasiiro, La taliyeyaal iyo saraakiil Madaxtooyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*