29th March 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaarahii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Xarummaha Xiriirka Dadweynaha 449 oo ka shaqeeya isku xirka shacabka, goobaha caafimaadka iyo Guddiga Naf-badbaadi ee ku howlgala xarummaha dowladdu ay u qorsheysay la tacaalidda Covid19.

Howlwadeennada Caafimaadka ee ku sugnaa Cisbitaalka Banaadir oo u badan dhallinyaro, Xeeldheereyaal Soomaaliyeed ee dhanka caafimaadka ah iyo culimo si mutadawicnimo ah ugu adeegaya dadka Soomaaliyeed, iyagoo tallooyin siiya dadka la soo xiriira talooyin iyo gurmad la xiriira habka la tacaalidda cudurka Covid19.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*