14th March 2026 admin Category :
Guddoomiyaha gobolka Sanaag iyo duqa degmada Badhan ayaa ka warbixiyay khasaaraha hantiyeed ee ay gaysteen roobab dabaylo watay oo ka da’ay degmada Badhan ee gobolka Sanaag

Dhismaha jiingada waa in laga il baxaa