
12th March 2025 admin Category :
Bal ka waran haddii roob doonta ay ka soo qeeyb gallaan dadka tuugta ah ee ummadda wareeriyey, ayna fariistaan safka horre? Qof dharka uu xiran yahay ay yihiin hantidii shacabka ee uu dhacay, ducadiisa miyeey kaceeysaa?
Hadaba, roob doonta ayaa habboon in ay ka qeeyb gallaan oo kalliya dadka reer miyiga ah ee aan xoolaha bulshada dhicin.
Allsanaag.com