
8th February 2025 admin Category :
Magaalada Ceel buh ayaa laga mamnuucay bacaha kuwaas oo inta badan ay cunnaan xoolaha dabadeedna ay ka soo gaarto dhibaato. Hadaba, bulshada ayaa go’aansaday ineey isticmaalaan waxyaabo kalle oo ay kaga maarmayaan bacaha u darran bay’adda.
Allsanaag.com