27th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo iyo Riwaayadaha beesha Muqdisho degta.

madfa_3

Magaalada Muqdisho, Maalinta gelinkeeda hore waa hoobiyaal lagu cabsi gelinayo madaxweynaha Soomaaliya ee  dhowaan la doortay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Gelinka danbe iyo magaalada Muqdisho waa dhalinyaraddii 1991 dadka dili jirtay  oo hadda odayaal noqday oo warbaahinta uga dhaarnaya madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Gabalku marka uu dhaco  Siyaasiyiinta HAG ayaa ku qulqla Villa Soomaaliya, si ay Muqdisho UNUGAA leh xilal ugu helaan ama degaano Ay beesha Hawiye degto ay sadbursi ugu raadiyaan

Riwaayaddii caawa ka socotay Villa Somaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa kulan la qaatay madaxda Ahlu Sunnah Wal Jamaacah si looga dardargeliyo wadahadallada magaalada Muqdisho uga socda #Galmudug iyo #ASWJ.

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdi Faarax Juxa, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Yuusuf Garaad Cumar iyo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mudane Cabdulqaadir Macallin Nuur ayaa sidoo kale ka qeybgalay kulanka.

 

alh

akkka

17966745_1318687941549014_8852958430859096306_o

17973918_1318687531549055_6881638429943084384_o

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*