26th July 2024  admin  Category :

Isaaq oo guuraya oo Kabadhkii Gaadka lagu qadi lahaa wata, Miisaankii Tamaandhada iyo Basasha lagu miisaami lahaa sita oo Askar Soomaalil and ah ilaalinayaan ayaa ganacsigii aanu Tukaraq ku haysanay naga qaaday ‘”Anagoo Hooyooyin Dhulbahante ee reer Tukaraq , oo dan yar ah shaqo ma haysano oo nin Gabiley ka yimid ayaa qaatay shaqadii iyo ganacsigii aanu haysanay , waa naloo xoog sheegtay.

Dawladdii Puntland ee na jeclayd, la kaalmayn jirtay, noo damqan jirtay , oo Kaadhadhka na siin jirta Marabbi Dhulbahante ah ayaa naga saartay oo noo keenay mid aan wax na tarayn oo Dhul doon ah

Ina Cali koore iyo Baashe waa nagu qoslaan markaan u cabano, Garowe u guura ayeey nagu yiraahdaan

https://youtu.be/HILwC_cCidM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*