11th June 2026 admin Category :
Qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka gobolka Karkaar oo la hadlay Puntland Tv ayaa shacabka Puntland ugu baaqay iney dowladda uga dambeeyaan go’aannada masiiriga ah ee la xiriira siyaasadda dalka.