26th April 2024  admin  Category :

Bulshada reer Hadaaftimo ee gobolka Sanaag ayaa maanta ugu deeqday jidka barakaysan ee Ceel daahir ilaa Ceel afweyn xoolo nool iyo lacag.

Bulshada reer Hadaaftimo ee gobolka Sanaag,  ayaa maanta ugu deeqay shaqaalaha jidka barakaysan ee Ceel Daahir ilaa  Ceerigaabo Xoolo nool oo isugu jira Geel iyo Ari.

Xoolahan ayaa ahaa 64 Neef oo ari ah, Rati gool ah iyo $1000 oo lacag ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*