27th December 2024  admin  Category :

Siyaasi Khaatumaysan oo ka amar qaata Cali Khaliif iyo Waraabe oo wasiir ka raadinaya maamlka SNM yaan fursad la siin

Beelaha Dhulbante iyo Warsangeli, waa dad walaalo ah, wada nool, deris ah oo aan haba yaraatee wax colaadi dhexdooda ool. Waa labada beelood ee Soomaaliyeed ee dagaalkii sokeeya ee dalka soo maray loo xasuuqay ama loo dilayey inay isku mid yihiin, hase ahaatee aan dhinacooda aan marna xabad isku ridin.

Magaalooyinka ugu caansan ee nabadda lagu wada noolaa waxa ka mid ah magaalooyinka Ceerigaabo iyo Damala Xagare.

Maannta nabaddii ay beeluhu ku wada noolaayeen waxa khatar ku ah siyaasiyiin sheegta inay madax ka yihiin gobolada Sool iyo Sanaag oo Isaaq kula heshiiyey inay Sanaag gacanta u soo gelinayaan siyaasiyiinta ka soo jeedana ay mid mid ugu soo qab qabanayaan.

Siyaasi Cali Khaliif iyo SNM ka amar qaata oo dhowaan ku doonayey dagaal uu ka riday Damala xagare in wasiirka waxbarashada Punland u gacan geliyo beesa Isaaq, ayaa habeenkii xalay sarkaal ka soo keeda beesha Habar Awal, Sacad Muuse oo ku sugan Ceerigaabo waxa uu waydiiyey khasaarihii dagaalka ee degaanada Damala xagare,

Sarkaalkii ayaa isaga oo warbixinta siinaya Jabhadki reer Gabiileey wuxuu ku bilaabay iyaga intaas ayaa ka dhimatay, inagana. Markii uu halkaa marayey ayaa sarkaalkii Habar awal intuu hadalkii ka dhex galay wuxuu ku yiri ” Waxba ha ii kala qaadine imisaa dhimatay. Wiilka reer Gabiiley wuxuu arintaa ka waday Dhlbahante iyo Warsangeli dhintay waa isugu kay mid ee waxba ha aniga ha isu kala soocina, imisaa idin ka dhintay

Ugu danbayntii waa run in Jabaaddii SNM ee aadka u hubaysnayd sideetameeyadii ay si u wada arkayeen shacabkii aan hubaysnayn ee beelaha Harti waqooyi, waa run in dhowr labaatan sano maamulka SNM ay weerar ku hayaan isku mid ah kabadan beelood, waa run inay cuna qabatayn dhaqaale ka hayeen maamulka Somaliland labadan beelood, sidoo kale waa run in Somaliland samaysteen rag ka shaqaynaya amni xumo ay dhex dhigaan labada beelood oo sheegta inay madax ka yihiin Sool iyo Sanaag. Waxay doonayaan SNM waa inay labadan beelood iska hor keenaan .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*