25th October 2024  admin  Category :

Lacag Aruurin ayaa Caawa  Laga Sameeyay Magaalada Boosaso,taas oo loo aruuriyey  Dadkii Ku Waxyeeloobay Weerarkii Isgoyska Zoobe – Muqdisho.

Halkan Hoose ka Akhriso Shirkadaha iyo Shacabka Magaalada Bosaaso Lacagtii ay Bixiyeen.

Shirkadaha Dahabshil/Somtel : $ 30,000 (Sodon Kun Oo Doolar).

Shaqaalaha Shirkadda Golis Waxey Ku Deeqeen : $ 10,000 (Tobon Kun Oo Doolar).

Madaxweyne Gaas Wuxuu Jeebkiisa Ka Dhiibey 10,000 $ (Tobon Kun Oo Doolar).

Wasiiro madasha joogey Waxay ku deeqeen 1,000 $, (Kun doolar) Shirkado Ganacsi, Carwooyin iyo Shaqsiyaad ayaa Labaxay Tobanaan Kun Oo Doollar.

Sidoo kale  Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud Ayaa ku Deeqday 50,000 (Konton Kun Oo Doolar).

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*