26th April 2024  admin  Category :

Hoos  ka daawo Raisawasaaeaha Soomaaliya Kheyre  oo ka jawaabaya hadalkii madaxweynaha Puntland ee ahaa   “Somaliya Muqdisho oo qura maaha”. Raisawasaraha Soomaaliya Xasan cali Khayre  ayaa isaga oo u khudbadeenaya koox ka socotay xaafadda Dayniile ee magaalada muqdisho  oo Khadiijo Diiriye soo abaabushay   waxa ka muuqatay argagax iyo kalsooni la’aan uu isku dhex yaacay

“Haday jirto qof Soomaaliyeed oo ka welwelsan maalma la qeyqeylinaya ama buuq siyaasadeed baa dhacaya sidaa daraadeed Madaxda qolkeedii bay ku laabanaysa, waxaan idiin ballan qaadaya in aan idinla mari doono illaa meesha u danbeysa aan tegi doono.

Waxaan soo jeedinaya inaan meel ugasoo wada jeesano shacab iyo Dowladdba kuwa doonaya in ay dumiyaan waxa yar ee inoo dhismay, waa inaan qofka aan doorano oo Madaxda inoo ah oo Madaxweynaheena iyo Guddoomiyaheena ay ugu horeeyaan iyo Wasiiradeena inaan siino fursad ay dalka wax ugu qabtaan.

 

Inaan ku bedelano dhaqankii ahaa anigu hadaanan wax helin dalkaa la duminaya, dalkaa kaa horeeya adiga! In aan ogaano in qofkasta, Xisbi kasta iyo Koox kasta ay ka weynyihiin, Jiritaanka Calanka, Nabadda iyo Dowladnimada” .

https://allsanaag.com/madaxda-daarood-iyo-awoodooda-muqdisho/

https://allsanaag.com/8979-2/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*