28th March 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka ka qaaday saraakiil ka tirsan NISA

Ra’iisulwasaaraha XFS oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniin Soomaaliyeed looga horjoogsaday in ay ka dhoofaan garoonka Aadan Cadde,ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA Cabdullaahi Kullane & taliyihii Nabad Sugidda ee groonka Aadan Cadde Cabdiwahaab Sh. Cali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*