26th July 2024  admin  Category :

Rag ka tirsan Baarlamaanka Maamul goboleedka Hargeeysa oo ka soo kacay qaadka subaxdii la cunno ee loo yaqaan jabanaha ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay Tukaraq. Ragan hadley ayaa aqoon darri iyo waayo aragnimo la’aan darteed sheegay in Puntland ay ku qabsan karaan muddo 24 sacadood. Inta badan, dadka aadka u cunna qaadka ama aadka u isticmaala maandooriyayaasha kalle ayaa noloshooda oo idil ay ku salleeysan tahay qiyaali iyo been. Hadaba wixii ay nimankaas yiraahdeen fadlan hoos ka daawo.

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*