
19th March 2025 admin Category :
Kooxdii Farmaajo ee ku shirsaneyd Dhuusamareeb ayaa soo saaray war murtiyeed ku saabsan nooca ay noqoneyso doorashada , iyagoo isku raacay Doorasho Dad-ban oo ah Mid Deegaameysan.


Waraaqaha Dhuusamareeb caawa ka soo baxay iyo taariikhda ku astaysan waa ay kala duwan yihiin.
