26th July 2024  admin  Category :

Dadkii cuqdadaysnaa waa hadleen, jawaabta reer Puntland maxay noqon doontaa

Afhayeenkii madaxweyne Farmaajo oo ka soo jeeda beesha reer Aw saan ayaa caawa qoraalkan soo dhigay isaga oo ka hadlaya shirkii Dhuusamareeb ee ay ka maqnaayeen maamulada JUbbaland iyo Puntland oo ay degaan beelaha Daarood.

Abdi Nuur wuxuu ka soo jeedaa beesha reer Aw xasan, haddii la yiraahdo khariiradda Soomaaliya xaafad iska soo sharax Gole deegaan si lagaaga soo doorto waa ku adkaanaysaa, qoraalkiisana waxa uu ku sheegay. In tareenkii doorashada Soomaaliya dhaqaaqay oo intii is rabtay ay saran yihiin oo aan cidna loo joojinayn, isaga oo gefaya Shacabka Reer Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*