26th July 2024  admin  Category :

sanadkii 1981, ayaa Oday ku sugnaa  gobolka Sanaag wuxuu degenaa labo qol, qol  isaga iyo xaajiyaddiisa ayaa degananaa   iyo qolka kale oo ay deganayd   gabadh uu dhalay oo ardayad ahayd.

Waa waqtigii kacaanka oo Kismaayo camalaynaysay iyo warshaddii hilibka oo halkaa ku taalay. Odaygan reer Sanaag Kismaayo ayuu had iyo jeer ka maqli jiray Radiyo Muqdisho. Habeen, habeenada ka mid ah ayaa odaygii wuxuu maqlay buuq ka jira qolkii ay  gabadhiisu deganayd, waa soo yara dhaqaaqay si uu ogaado qolka waxa ka socda ama  ka jira. Odaygii wuxuu la kulmay arday badan oo isugu jira rag iyo dumar oo  qolkii ku dhex  jira  kuna  sheekaysanaya. Kama helin siday wax u socdaan , isaga oo tusaya inaanu raali ka ahayn waxa meesha ka socda ayuu s’aashan waydiiyey  ” Qolka yari ma Kismaayaa?

Hadda gaarigan yari qaad weynaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*