31st October 2024 admin Category :
sanadkii 1981, ayaa Oday ku sugnaa gobolka Sanaag wuxuu degenaa labo qol, qol isaga iyo xaajiyaddiisa ayaa degananaa iyo qolka kale oo ay deganayd gabadh uu dhalay oo ardayad ahayd.
Waa waqtigii kacaanka oo Kismaayo camalaynaysay iyo warshaddii hilibka oo halkaa ku taalay. Odaygan reer Sanaag Kismaayo ayuu had iyo jeer ka maqli jiray Radiyo Muqdisho. Habeen, habeenada ka mid ah ayaa odaygii wuxuu maqlay buuq ka jira qolkii ay gabadhiisu deganayd, waa soo yara dhaqaaqay si uu ogaado qolka waxa ka socda ama ka jira. Odaygii wuxuu la kulmay arday badan oo isugu jira rag iyo dumar oo qolkii ku dhex jira kuna sheekaysanaya. Kama helin siday wax u socdaan , isaga oo tusaya inaanu raali ka ahayn waxa meesha ka socda ayuu s’aashan waydiiyey ” Qolka yari ma Kismaayaa?
Hadda gaarigan yari qaad weynaa