![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2022/01/ffa1d5e94fcb5bdf1a7256dae9c5d950-624x479.jpg)
10th February 2025 admin Category :
David Bennett waa 57 jir Maraykan ah, Waana qofkii ugu horeeyey ee lagu rakibay Wadne Doofaar oo la farsameeyey. 7 saac ayeey qaadatay intii qaliinka la waday. Sadaex cisho ayaa dhamaatay intuu ki jiray wadnaha Doofaarku