16th April 2024  admin  Category :

Guddiga Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, u saaray Arrimaha Sicirka Sarifka oo qodobo soo saaray.

1: In cashuurta Dekadda lagu qabto 20% Shillin Soomaali.

2: In mushaharka shaqaalaha lagu siiyo 20% Shillin Soomaali.

3:In Adeegyada Lacagta mobile-ka (Sahal iyo E-Dahab) sidoodii lagu celiyo.

4: Sariflayaasha waa inay ruqsad haystaan.

5: In cashuuraha Dowladdaha hoose Shillin Soomaali lagu qaado.

6: In Sarifka uu jaangoynayo lana soconayo Bangiga Dowladdu.

7: In Kalsoonida isticmaalka Shillin Soomaaliga ay kawada shaqeynayaan Dowladda iyo Ganacsatada.

8: In Lacagaha ku badan Suuqa ee Shillin Soomaaliga ah lagu xereeyo Bangiga Dowladda, iyo in la mamnuucay lacag Loo kala raro

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*