7th September 2024  admin  Category :

Markab dhawaan la sheegay inuu ku qarxay xeebaha gobolka Bari ayaan illaa iyo haddeer wax war ah laga heen oo ay ka mid yihiin markabka waxa uu ahaa? Sababta dhalisay inuu qarxo? In markabka la sheegayo ay saarnaayeen waxyaabo halis ku ah caafimaadka deegaank iyo dadka ?  In wax deggay aysan jirin ee qarxa uu ahaa hub la tijaabiyey iyo in kalle? Si kastaba ha ahaatee, maamulka Puntland ayaan illaa waqtigan si rasmi ah ugga hadlin dhacdadaash.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*