26th July 2024  admin  Category :

Gudoomiyihii Gobolka Nugaal ayaa ka bad baaday isku day dil

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir) iyo Taliyihii hore qaybta booliska gobolka Nugaal Faarax Galangooli Waxaana dhaawacoodaa la geeyey Isbitaalka Guud ee Garowe. Gudoomiyihii Gobolka Nugaal oo ka bad baaday isku dayl dil

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Maxamed Dhabancad, ayaa ka hadlay qaraxa caawa ka dhacay magaalada Garoowe, wuxuuna sheegey in aan cidna ku dhiman.

Image may contain: car and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, walking, crowd and outdoor

“Allaha u sahlo Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo dhamaan intii ku dhaawacantay qarax ismiidaamin oo caawa ka dhacay Garoowe. Guddoomiyaha Gobolka mudane Gujir waa dhaawac, waana la la tacaalayaa” ayuu yidhi Wasiirku.

Ilaa hadda inta la ogyahay qaraxa oo ahaa qof ismiidaamiyey waxa ku dhaawaxmay guddoomiyaha gobolka Nugaal iyo Taliyihii hore ee Booliska Nugaal.

Image may contain: outdoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*