31st January 2023  admin  Category :


Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Boosaaso

Saddex qof ayaa ku dhinatay tiro ku dhaw toban qof oo kalena waa ay ku dhacwmeen qarax gabal agaabdkii maanta ka dhacay goob mehrad ah oo ku taalla magalada Boosaaso.

Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa fadhiyey dad isugu jira askar iyo shacab

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*