
26th March 2023 admin Category :
Daawo Dood Dhex Martay Xildhibaanadii Dawlad Diid Vs Dawlad Doon
Haddii shalay Caydiid iyo Ina Cumar Jees Qaramkii Soomaaliyeed burburiyeen oo Somali Isbaaro u dhigteen, maanta Isbaarada Qaran dumiska ah ee Soomaali lahu burburinayo waxay u taalaa Xiddig iyo Mahad Salaad oo Xukun u raadinaya isbaahaysgii khaldana ee 1991