26th July 2024  admin  Category :

Waxaa magaalada ganacsiga Puntland ee Boossaaso qalab loogu talagalay in lagu dhiso Dekedda magaalada Garacad ee degmada Jariiban.

Qalabkaan ayaa waxaa keensaday ganacsato kasoo jeeda gobolka Mudug oo iskood isku xilqaamay, mana jirto dawlad iyo maamul kale oo qayb ku leh.

Ganacsatadaan oo shir u socday Muddo ayaa ka dhabeeyey balanqaadkii ahaa in ay Deked dhistaan ay iyagu maamushaan.

Dhismaha Dekedda Garacad ayaa lagu wadaa in uu bilawdo Sanadka 2018.

http://www.allshacabka.com/2017/12/sawirro-qalabkii-dekedda-garacad-oo-gaaray-bossaso/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*