16th April 2024  admin  Category :

Maleeshiyadkii ugu horeeyey ee Beesha Isaaq ku ilaalinaya dhulka ay xoogga ku qabsadeen ayaa tababar loo soo xiray. Waana wada Dhulbahante.

Taliyaha Aaga Bari ugu Magacaaban maamulka SNM ee beelaha Isaaq ku midaysan yihiin Cali Bare ayaa Duleedka Laascaanood Tababar ugu soo xidhay Maleeshiyaad loo carbiyay in Ay Difaacan Jiritaanka SNM,

Taliyaha tababarka soo xiray ayaa sheegay in reer guuraaga Sacad yoonis iyo Habar jeclo ayna marti ku ahayn gobolka Sool oo ay wax ku leeyihiin

2 thoughts on “QADIYADDA ISAAQ AYAAN U TABABARNAY

  1. Oday

    Kuwaani waa dad abaaro ku habsadeen oo bariis doon ah. Dalkooda iyo diintooda midna ma yaqaanaan waana tan keentay inay aqbalaan in odaygaan xanuunsan uu u qudbadeeyo.
    Allah waxan ka baryaynaa inuu dadka Soomaaliyeed ka dul qaado labada cudur ee jahliga iyo faqriga

    Reply
  2. Jirac

    Insha Allah very soon dadkayagani way ka baxayaan dhibaatadan beesha Isaaq ku heyso. 1. Faqriga iyo gaajadaa keyneysa. 2. Marka ay shaqo bilaabaan sadexdaan qorshe oo shaqadeedu socoto its all over kow dhismaha Wadada jidka barakeysan, Dhismaha Dekada Garacad, Dhismaha 2da dakedood ee kaluumeysiga laasqoray iyo Eyl, jidka Garowe iyo las’anod, jidka Galjacyo iyo Buuhodle. Insha Allah dadkayagan waxay dareemi doonaan fudeyd xaga dhaqaale xumada hada jirta loomana baahanayo “Horgale like INDHO INDHO” oo kale ah mardambe waana iska mayrayaan ceebta waana in loo wada duceeyo ee aan lagu caayin dadkan taariikhda sida qaldan raba iney u sameystaan Balanteenu waa lawada dadaalo guushu waa dhowdahay iyo duco.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*