26th July 2024  admin  Category :

Cabdi salaam Yaasiin ,Wuxuu ka mid ahaa shanti nin ee asaastay SNM iyo in beesha Isaaq ka go’aan Soomaali inteeda kale. Maantana wuxuu u ololeenayaa inuu Soomaalida Itoobiya oo marki horeba jiritaankoodu halis ku jiray inuu u kala saaro Daarood iyo Dir. Isugu wuxuu ka soo jeedaa beesha Isaaq, Dirta uu mideenayaa oo ay Oramadu ka mid tahay sida uu aaminsasn yahay waa olole cusub ee SNM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*