27th March 2024  admin  Category :

Kuraasta la siiyey  Daaroodka dega waqooyiga Soomaaliya xaq uma laha ee  waa in la siiyaa Dirta Waqooyi sida Ciise iyo Gudabiirsay. Sidaa waxa yiri koox ka mid ah alshabaabka waqooyiga Soomaaliya ee ka howl gala  caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho

Dirta Waqooyi ama wakiiladda alshabaabka waqooyiga Soomaaliya ee ku sugan magaalada  Muqdisho, ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray Labadii kursi ee Gobolada Sool iyo Sanaag ee  ay horay u dhaceen oo laga soo celiyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*