23rd December 2024 admin Category :
Kuraasta la siiyey Daaroodka dega waqooyiga Soomaaliya xaq uma laha ee waa in la siiyaa Dirta Waqooyi sida Ciise iyo Gudabiirsay. Sidaa waxa yiri koox ka mid ah alshabaabka waqooyiga Soomaaliya ee ka howl gala caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho
Dirta Waqooyi ama wakiiladda alshabaabka waqooyiga Soomaaliya ee ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray Labadii kursi ee Gobolada Sool iyo Sanaag ee ay horay u dhaceen oo laga soo celiyey