1st February 2025 admin Category :
Xubnaha u shaqeeya SNMta ee ku sugan magaalada Badhan ayaa waxaa la siiyey digniin ah in ay ka soo waantoobaan u shaqeeynta SNMta, balse waxaa dhacday qaar ka mid ah shaqsiyaadkaas oo diiday ineey faraha kalla baxaan maamulka Hargeeysa ayaa maanta shaqsi ugu magacawnaa ku xiggeenka degmada Badhan SNMta ayaa ciidanka Puntland ay maanta xabsiga u taxaabeeyn, waxaana lagu daba joogaa soo qabashadiisa ninkii ugu magacwnaa guddoomiyaha degmada Badhan SNMta. Waxaa muhiim ah in laga sifeeyo SNMta magaalooyinka ay ka joogaan goblka Sanaag oo dhan.