18th April 2024  admin  Category :

Farmaajo oo maleeshiyo Beeleed ka qoranaya gobolka Gedo

Madaxweyne Farmaajo oo horay u diiday qalabaynta iyo aqoonsiga Ciidankii ka soo goostay Somaliya diidka e soo gaaray gobolka Sanaag, ayaa hadda maleeshiyaad Beleed ka qoranaya gobolka Gedo, Ciidamadii Jubbalandna beelo beelo u kala qaybniaya

Diiwaan galinta maleeshiyo beeleedkan ayaa ka socota degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, waxaana magaalada laga sameeyay dhowr xarun oo maleeshiyadkaa lagu diiwaan galinayo.

Ciidamadan ayaa helaya xuquuqdooda bilkasta, sidoo kale dowladu ay qalabayn doobto, iyaga oo ku howl gelaya Ciidan Qaran. Qoritaaka maleeshiyaadkan ayaa waxa garab socotay dedaal uu ugu jiro madaxweyne Farmaajo inuu ciidanka Jubbaland ee la dadaalamaya argagixisada uu u kala saaro beelo beelo,

Ummadyahay Qabiilkiyo Qaranimadu Waa Laba

Dowlada Soomaaliyeed ayaa wada dadaaladii ugu dambeeyay oo lagu soo gaban gabeynayo qoritaanka maleeshiyaadkan, iyadoona sidoo kale dowladu ku guuleysatay in miisaaniyada dalka ee sanadkaan ay ku dartay qoondo Askartan loo qoray

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*