27th April 2024  admin  Category :

Inta badan Xildhibaanadii maanta ka hadlay baarlamaanka Puntland  waxay ahaayeen Reer Koonfureed ka soo kal jeeday Jowhar, Kismaayo iyo Muqdisho.

Bulshaddi ka soo jeeday Boosaso, Garowe iyo Badhan oo horay kooxdani u afduubteen oo  magacooda ku qaraaban jireen,  maantana waxay u muuqataa in iyagu soo bixi doonaan Aqalka sare .

Murashaxiintii maanta qaarkood weligood ma arag dadka iyo degaanka  ay doonayaan inay magacooda ku tagaan Aqalka sare. Laakiinse waxa u saamaxay inay baarlamaanka Puntland hor yimaadaan  qabiilka ay ka soo jeedaan, lacagta ay haystaan iyo Xildhibaanada Puntland oo tuug ah oo dadka ku kala saara inta Laaluush oo ay bixiyaan

https://youtu.be/LdRMdPuz16o

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*