10th November 2024 admin Category :
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow oo kulan kula yeeshay Beeshiisa Hawiye magaalada Muqdisho, ayaa isaga oo dhiiri gelinaya inay maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe wada samaystaan, waxa u u u sheegay inay samaystaan maamul aan caddalad ahayn sida Punland oo ka kooban labo gobol iyo nus iyo kuwo lagu qurxiyey.
Madaxweynaha Soomaaliya hadduu ogyahay in maamulka Puntland uu ku kooban yahay oo qura ama ka shaqeeyo, sida uu sheegay inta beesha Majeereen ka degaan Soomaaliya oo ah Nugaal , Bari iyo Mudug oo nus ah. Isagu muxuu u diidanaa in bulshada Sool iyo Sanaag inay maamul samaystaan Afartii sano oo uu xilka hayey
Mise beeshiisa ayuu ku dhiiri gelinyaa in beelaha la degan Hawiye goboladan Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan sida Jareer weyn ay u sameeyaan gobolo la mid ah Hayland iyo Cayn oo magac u yaal ah. sida Gobolka Mahaday iyo Buurane ama Gobolka Qalimoow iyo Koongo
Bishii ina soo dhaaftay lacagta maamulka Puntland ay geliyeen gobolka Nugaal iyo Nuska Mudug ee Punland ka taliso, ayaa waxay ka badnayd lacagta Punland gelisay gobolada magac u yaalka ah ee Hayland iyo Cayn tobobkii sano ee ay jireen.
ALLSANAAG.COM