
3rd March 2025 admin Category :
Dawaldda Puntland ayaa siweyn ugu diyaar Garoobaysa Soo dhoweynta Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Hassan Ali Kheyre
Caasimada Puntland Ee Garoowe ayaa laga Taagey Boorar Lagu Xardhay Sawirada Ra’isul Wasaaraha & Calanka Soomaaliya, Waxaana Weli Socota Qabanqaabada Soo Dhoweynta R’isul wasaare Kheyre